Qeexid

"Ka a.:wax ammaano ahaan cid uga qaadasho."

Qeexid Xigta

Ku a.: cid ammaano u dhiibasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ammaanayso oo kali ah:
  • Ciyaaraha Maqalloocshaw Maxay Kula Tahay? iyo Sinigaal keebaa badinaysa? waxaan u malaynayaa inay Barbaro laba gool iyo laba gool ku dhammaanayso.
  • Fannaanadaan Maryan Mursal oo muddo bil ku dhow joogtay Somaliland, kadib markii ay ka timi dalka Ingiriiska oo ay ka soo qaaday hees ay Somaliland ku ammaanayso, waxaana loo soo dhaweeyey si weyn.