Qeexid

"eeg ammaanee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ammaanayn oo kali ah:
  • Laakiin waxan filayaa in dawladaha qaarkood u baahan yihiin inay bilaabaan inay ka fekeraan in xaaladduhu ay ka duwan yihiin sidaa oo aan wax walbi hagaag ku dhammaanayn - sababtuna waa waxaynu isha ugu wada haynaa.
  • Hoggaanka Dawlada Puntland waxay ku ammaanaynaa Martigelinta wacan iyo habsami u maamulida arrimaha wufuuda; waana sumcad-wanaag iyo sharaf dheeraad ah oo u soo hoyatay Dadweynaha Reer Puntland iyo dhammaan Ummadda Somaaliyeed.