Qeexid

"Wax laammaanay ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ammaanan oo kali ah:
  • Dee daadihinta haasaawuhu waa hawl raggu leeyahay oo uu ku ammaanan yahay haddii uu ka soo baxo, haddii kalena mooyi.
  • Wuxu Ibraahin ku ammaanan yahay sida uu u taabtay dareen u baahnaa in la saafo.