Qeexid

"Nabadgelyo."

Qeexid Kale

Cad kala barakuruska geela oo sida badan ceeriinka lagacuno.

Qeexid Xigta

Qodob yar ooku yaal buntukha, bistooladda, hubka qarxaiwm oo marka la xiro qaraxa ka ilaaliyarasaasta ama hubka kale.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ammaan oo kali ah:
  • Taliska Ciidamada AMISOM warka kazoo baxay ayaa sidoo kale lagu sheegay in sugida ammaanka xarunta shirka uu ka dhacayo ay qeyb ka tahay howl galka nabad ilaalinta AMISOM ee Soomaaliya u joogaan.
  • Dhanka kale Dowlada Australia saraakiiil dhanka ammaanka u qaabilsan ayaa waxa ay sheegeen in shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ee ka dhacaya Addis Ababa toddobaadka ay dhici karto in qaraxyo lala beegsado.