Qeexid
Wax laammaagay noqosho (god, dab iwm). ldamaagan1.
[-gmay, -gantay]
f.mg1Wax laammaagay noqosho (god, dab iwm). ldamaagan1.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax laammaagay ahaansho. ld amaagan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -gmay, -gantay
Qeexid: ldammaagan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld ammaagan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid Xigta: Xoolo hadiyad ahaan loo siiyomadaxda ama boqorrada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: Wax wanaagsancid ka sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nabadgelyo.
Qeexid Xigta: Qodob yar ooku yaal buntukha, bistooladda, hubka qarxaiwm oo marka la xiro qaraxa ka ilaaliyarasaasta ama hubka kale.
Qeexid Kale: Cad kala barakuruska geela oo sida badan ceeriinka lagacuno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Ciid ku aasid (god,dab iwm). ld amaag.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ldamaagnaan, amaagnaansho,ammaagnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: ammaa fk. Mindhaa.
f.mg4
Labdhedig: -aannaa, -aannayd
Qeexid: Wax laammaanay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld amaagid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg ammaanan. ldammaannaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Wax cid loo dhiibto si ay uxafiddo.
Qeexid Xigta: Kalsooni cid lagu qabo;aamminaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ceel biyo badan leh; naq badan.
Qeexid Xigta: A. ah: xoolo, ceel, dhul iwm oo aanintifaac lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: (dii.) Suugaan ama qasiido ku tirin wanaagga iyo waxqabadka nebi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: amma xi. ld ama.
m.l
Qeexid: (dii.) Sugaan ama qasiido lagu ammaano wanaagga iyo wax qabadka nebi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax laammaanaystay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -naysay
Qeexid: Qof amashay ammaan siin; nabadgelyo siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ammaan3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]