Qeexid

"Waxaruhu marka ay ka go'aannaaska hooyadood oo ay gooni u daaqaan;aaran."

Qeexid Xigta

ld ammiir.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga amiir oo kali ah:
  • Taliyayaasha Ciidamada waxa la farayaa in ay ciidan ku filan geeyaan jiidaas, oo aan lagu arag jiidaas wax hub sita, Masuul kasti oo ciidana oo jiiddaasi ku suganna waa in uu u fuliyaa awaamiirta la siiyay sida ay yihiin.
  • Sanadkii 1559kii, Amiir Nuur wuxuu markiisii ugu horaysay weerar lixaad leh ku qaaday Gobolka la oran jiray Fatajar halkaasna waxay isaga hor yimaadeen ciidamadii Boqor Galawdewos oo horay uga war helay in Amiir Nuur weerar ku soo yahay.