Qeexid
(-booyin, m.l) (baay.) Duul katirsan borotosowa, jidhkooduna leeyahay soobaxyo aan joogto ahayn oo loo yaqaannoaddimobeenaadyo. Kuwaas oo ay uisticmaalaan socodka iyo quudashada taas ookeenta in qaabka jidhkoodu si joogto ah iskubeddelo. Sinjiyada amiibada badankooduwaxay si xor ah ugu dhex noolyihiin carrada,dhooqada ama biyaha halkaas oo ay kaquutaan borotosowaha yaryar iyo dhirta kaleee unugleyda ah, laakiin tiro yar ayaa dulinah.