Qeexid

"ld abeer."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ameer oo kali ah:
  • Nin dameeraha dhaqa oo la yidhaa Dameero-eri, ayaa sagaal dameer u soo iib geeyay magaalada.
  • Lahaanshaha ay Somaliland leedahay noocyo Ugaadh ah, oo aan laga helin dunida inteeda kale sida; Gumburiga (Dameer-dibadeedka), ayaa ah fursad keeni karta marka si fiican loo daryeelo, dalxiis soo gelin kara dalka dhaqaale, abuurina kara fursado shaqo.