Qeexid

"(-ooyin, m.l) Meel, jaho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ambo oo kali ah:
  • Goobjoogayaal ayaa VOA u sheegay in weerarka loo adeegsaday bambooyin iyo rasaas ka dhacaysa qoryaha boobayaasha.
  • Goobjoogayaal ku sugan Kismaayo ayaa u sheegay Garowe Online in khilaafka labada urur uu gaaray heer sare, kadib markii kooxda Al-shabaab ay diiday inay maamulka magalaadaas ku wareejiso kooxda Raaskambooni oo uu hogaaminayo Sh.