Qeexid
(-ro, m.dh) (fiis.) Summad A.Waa halbeegga caalamiga (HC) ah eequlqulka danabka. Hal ambiyeer waaxaddiga qulqulka danab ee dhexmaraya labagudbiye oo dherer-dhaaf ah, ahna barbaro,iskuna jira hal mitir ee dulaalaati madhan, kadhex dhaliya xoog le'eg 2x10 (N/Nm).Niyuutan halkii mitir ee dhererkagudbiyaha.