Qeexid

"Cid jahada toosanka lumin."

Qeexid Xigta

Nafley meel fog oo aanay sisahlan uga soo noqon karin geyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ambi oo kali ah:
  • -waxaa uu ka qeyb qaatay afgambigii leysku dayey in xukunka looga tuuro Abdulkarim Qasim, wuxuuna ka dhaawacmay lugta kadibna waxaa uu ufakaday Syria ka dibna Masarayuu sii galay.
  • -In Boolisku qabto cid walba oo lagu tuhmayo qarxaan isla markaana gacanta lagu soo dhigo dadkii horey dambiyada u geystay kuwaas kuwaas oo weli gacanta lagu soo dhigin.