Qeexid

"(-syo, m.dh) Baabuur gaar ah ooloogu tala galay in si degdeg ah cid aad ujirran ama dhaawac ah loogu gaarsiiyoisbitaal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ambalaas oo kali ah:
  • Ammaanka goobta ay ka dhaceysay aaska ayaa waxaa sugayay ciidamada dowladda oo wadooyinka lagu daadiyay iyo kuwa Amisom oo watay gawaarida gaashaaman, waxaana naxashka saddexda meyd lagu qaaday gaari Ambalaas ah ay leeyihiin ciidamada AMISOM.
  • Waxa uu sheegey in ay doonayaan in la sii horumariyo Isbataalka isaga oo xusey in heystaan balan qaadyo ay ka mid yihiin Raajo iyo Ambalaasyo, waxa uu sheegey in ay doonayaan in ay qeybaha Dumarka iyo Caruurta lagu wareejiyo hay’ado si loo horumariyo.