Qeexid
ld ambasho.
ld ambasho.
magac / noun
Lab / masculine
mu.eb
Qeexid: Magacuyaalka qofka kowaad ooka kooban “ani” iyo “ba”.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
eb (Ebyoon) - Ebyoon (independent) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: amba2 xi. ld ama.
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Ka a.: arrinama dood taagneyd meel bilaabid; ka wadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Billowga arrin ama doodtaagan; meel ka qaadid, ka bilaabid. ldambaqaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld hambasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Raro awrka dushiisa la saaro sirarku aanan wax u yeelin awrka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld gabbasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Qasac yar oo af dheer iyo dheg la qabsado leh oo la ifsado.
Qeexid Xigta: Nal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld ambad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.fk
Qeexid: Markii magacuyaal lahaansho lagulifaaqo wuxuu la micna yahay “weligii”. Tus.“A.kii ma imaan” oo la mid ah “weligiis maimaan”. ld abadan, abid, abiid, ebed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid jahada toosanka lumin.
Qeexid Xigta: Nafley meel fog oo aanay sisahlan uga soo noqon karin geyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Meel, jaho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -baday, -batay
Qeexid: Cid waddadahabboon ka lumid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dalagga ka soo go'a beeraha; fasal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -bixi) Qofsocdaal billaabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-syo, m.dh) Baabuur gaar ah ooloogu tala galay in si degdeg ah cid aad ujirran ama dhaawac ah loogu gaarsiiyoisbitaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld ambabbixid. Billowgasocdaalka.
Qeexid Xigta: Lacag jidmar ah.
Qeexid Kale: A. ah: qofmarkaa socdaal bilaabaya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg ambi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof socdaalgelaya waxa uu u baahanyahay siin.
Qeexid Xigta: Cidsafraysa sagootiyid.
Qeexid Kale: Xoolo foofayaagaasimid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld ambabbixin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]