Qeexid

"Erey amaweer cid lagu farayo inay hawl fuliso."

Qeexid Kale

Kibir iyo qab weyniwadajira. 4. A. Alle: maqaadir Alle.

Qeexid Xigta

Dhibaato weyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga amar oo kali ah:
  • Masuuliyiinta Somaliland, ayaa ku baaqey in la joojiyo rabshadaha islamarkaasna cid kasta oo cabasho qabta ay u gudbiso Caddaaladda.
  • Haweenkii ka faa’ideystay Deeqda ayaa sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin Deeqdan ay u qeybisay Hay’ada WCI oo fadhigeedu yahay Degmada Guraceel ee Gobolka Galgaduud islamarkaana ay ku soo beegantay xili ay baahi wayn u qabeen.