Qeexid

"Yaab weyn; ashqaraar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga amakaag oo kali ah:
  • Jaaliyadda Soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah dalakaas, ayaa waxay hadda la amakaagsanyihiin sida ay reer Koofur Afrika durbaba u halmaameen xanuunkii uu soo mariyay dilkii, cadaadiskii iyo ilhaanadii uu 1990 ka hor ku hayay midabtakookii ay ka xoroobeen.
  • Mid ka mid ah ergooyinkaa ayaa isaga oo amakaagsan yidhi “Adeer yeesta miyaanu awel cadaanku lahaan jirin goormay Kiiniya ka qaaday, mise tolow way ka soo yara amaanaysteen”.