Qeexid

"Dalagga ka soo go'a beeraha; fasal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga amad oo kali ah:
  • Qabashada Ciidamada Faransiiska burcad badeeda ayaa la sheegay inay timid kadib markii kooxaha la qabtay ay iyagu weerareen Markab Farsnsiisku leeyahay kaasoo ay u haysteen inuu ahaa mid rakaab ha laakiin ahaa Markad deagaal.
  • Waxa uu yiri “ Dagaal waxan kula jirnaa ciidamadaasi Afrikaanka ah ee dalkeena ku soo duulay, dowlad ku sheeguna waxay difaacayaan kuwaa, markaa waa qasab in dagaalku uu socdo”.