Qeexid

"Qof amaah siin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga amaahi oo kali ah:
  • Isla lacagtii ayaa haddana dib loogu amaahiaya dawladda Maraykanka.
  • Saciid wuxuu yidhi: "waxaan amaahinaynaa Alle amaah wanaagsan".