Qeexid

"(-hyo, m.l) Xoolo qof laga qaatooo mar lagu heshiiyay loo soo celiyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga amaah oo kali ah:
  • Dalmar: Xilalka bangiga Dhexe waxaa ka mid ahaa inuu soo saaro lacagta qaranka ee shilin Soomaaliga ah, inuu ilaaliyo dhaqdhaqaaqa lacagta iyo amaahda, inuu kormeero bangiyada ganacsiga iyo inuu dawladda u noqdo khasnad, kalana taliyo arrimaha dhaqaalaha.
  • Baahidaas waxaa daboolay dawladda Maraykanka, ka dib markay deeq iyo amaah lixaad leh u fidisey dawladaha Yurub, iyo Jabaan.