Qeexid

"amaa fk. ld armaa."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga amaa oo kali ah:
  • Nur Xasan oo weli ku guda jira ka jawabida su'aalaha dib-u heshiisiinta ayaa xusey in xukumadiisa la hadleyso dhamaan mucaaradka oo ay ku jiraan ururka mintidka ah ee Al-Shabaab isaga oo sheegey in uu ka xun yahay dagaalada Muqdisho ka socda.
  • Gudomiyaha Baarlamaanka Somalia wuxuu sidoo kale carabka ku dhuftay in qoraalkan uu u gudbin doono Madaxweynaha, isagoo xusay inay ka codsanayaan inuu aqbalo soo jeedinta Baarlamaanka.