Qeexid

"ama xi. Erey kala xiriirfura laba magac amalaba weerood. Tus. “Baasto ama bariis iikeen”, “Ama tag ama joog”. ld amba2,amma."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ama oo kali ah:
  • Cabir fikir qofeed ama mid ka tarjumaya dareenka guud ee bulsho khalkhal iyo burbur ma keeno e, horumar ayaa uu horseedaa, dheeftiisana kal kale ayaa laga garawsadaa, - doqonise moog.
  • "Iskahorimaadku wuxuu ka dhacay deegaan 20-km dhanka koonfureed kaga beegan Bardaale, iyadoo beelaha dagaalamay uu murankoodu soo jiitamayay muddo laba sano ka badan" ayuu yiri Axmed Isaaq oo ka mid ah dadka degmada Bardaale ee Gobolka Bay.