Qeexid

Macdan si sahlan dabku u dhalaaliyo oo wax lagu kabi karo.

Qeexid Xigta

ldalxamid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga alxan oo kali ah:
  • Weriye Pinto, oo dhawaan la xidhiidhay ciyaatoyga Figo, wuxuu u sheegay, inaanu weli ka bugsan dhaawac ka gaadhay kalxanta oo ay weli damqato mararka qaarkood, isla markaan uu weli nasasho dheeraad ah u baahan Yahay.
  • Barakacayaaasha, ayuu sheegay in la bari doono Xirfado ay ka mid yihiin Makaanik, Alxan, Tolida Dharka iyo Karinta Dharka, dadka deegaanka ayuu sheegay in la bari doono Kumbuutar iyo Xisaabaad.