Qeexid

/dh.u Qoryo xalleefsan oo si gaar ahloo qoro oo laga sameeyo qalabka guryahasida, sariiraha, kuraasta, albaabyada, miisaskaiwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga alwaax oo kali ah:
  • Xaashi ama warqad, waa shay balaaran oo wax lagu qorto. sida Joornaalka ama Xaanshida musqusha. waxaana laga sameeyaa, safiito ama alwaax.
  • Isku dhiska curiyehan waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo sunta bakteriyada, sunta Xasharaadka xamagta alwaaxyada.