Qeexid

"Rabsho, dagaal iwmabuurid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aloos oo kali ah:
  • Xiisad Dagaal oo Saaka ka Aloosan Deegaanka Madiina ee Magaalada Muqdisho.
  • Ninka madaxda ah Hadalkiisu waa in aanu ku milmin hasaasaha iyo haloosiga suuqa dhex qaadaya.