Qeexid

"(-llo, m.dh) Nooc dadabta aqalka kamid ah oo laga sameeyo ulaha geed-duurkaoo lagu seexdo ama guryaha lagu ilxiro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga alool oo kali ah:
  • Laakiin Biixi isaga oo ka Shidaal qaadanaya sidii ay maalintaa Xayaad u qaabishay waxa uu isku qanciyey habeenkaa inay Xayaad laga bilaabo maanta gacantiisa midig tahay oo ay mustaqbalka dhow calool furan iyo heshiis ay isla ogolyihiin kula hoyan doono.
  • Hay'adda ICG qoraal ay dhowan soo saartey ayey ku sheegtey in xiriirka u dhexeeya dowladda Puntland iyo Federalka xunyahay amaba uusan jirin-ba taasoo ka fajacisay dad badan oo u dhuun daloola arrimaha siyaasada ee Somalia.