Qeexid

"(-fayaal, m.l/dh) Qof maanso,muusiko, figrad iwm curiya."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga allife oo kali ah:
  • Afeef: Jilayaasha qormadani ma aha dad nool oo magacaas leh ee waa magacyo uu allifey qoraagu.
  • Abuu Mansuur oo maanta shir Jaraa'id ku qabtay xarunta Taliska Boliiska "Commando Polizia" ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wararkaasi ay yihiin warar ay soo allifeen caddowga Maxkamadaha Islaamiga.