Qeexid

"Erey la yiraahdo marka waxdhacay ay sidii loo filayay noqdaan; akkididin wax dhacay ay sidaas noqonayaan. Wuxuuka koobanyahay “Alle”, “i” iyo “lehe”. ldallaylee. Alle m.l (dii.) Ka aan dhimman ee adduun,aakhiro iyo inta uuman sameeyay ee iska leh,Eebbe, Ilaah, Waaq."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Erey naxwe,

Erey / word

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga allaylehe oo kali ah:
  • "Hubka Mudug ku talaxtegay, Hiiraan gondaha dhigay, Allaylehe hubsiimiyo, Haki buu u baahnaa."
  • Nin durriyad xun weligiisba waa, laga daduucdaaye Sidii ceel dardhaabeen ah baa, laga durduurtaaye Allaylehe la dowdabi tolkeen, laguna daanshooye.