Qeexid

"(-no, m.dh) (kiim.) Noochaydarokarboon ah oo leh naaneysta guud eeC H . Alkiinada (oo hore loo oran jirayolifiino) waa iskudhisyo aan dheregsaneyn ooleh dabar lammaan oo kaarboon-kaarboonah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga alkiin oo kali ah:
  • Dhambaalkaa jawaabta ah ee madaxweynuhuna wuxuu u dhignaa sidan; “Waxaan idiinka mahad celinayaa Dhambaalkiinii Talooyinka iyo Bogaadinta isugu jiray ee aad ii soo dirteen.
  • Qunyar qunyar buu arkayaa oo xoolihiisii u sii baaba’ayaan, xilalkiina laga xayuubinayo.