Qeexid
H.Alkahoollada waxa lagu kala sooci karaadabeecadda kaarboon atamka ay kudhegsanyihiin.
H.Alkahoollada waxa lagu kala sooci karaadabeecadda kaarboon atamka ay kudhegsanyihiin.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Nooc dadabta aqalka kamid ah oo laga sameeyo ulaha geed-duurkaoo lagu seexdo ama guryaha lagu ilxiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-no, m.dh) (kiim.) Koox ka tirsanhaydarokaarboonnada aan dheregsanayn;loona yaqaan sitayliinno. Waxay wadaagaannaanaysta guud ee C H-na waa abyoone.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) (kiim.) Beys xoogganoo biyaha ku milma. Ereygani wuxuutilmaamayaa haydarogsaydhada biraha alkali(ururka I) oo keliya, hasayeeshee sida caamkaah waxaa loo isticmaalaa beys kasta oomilma.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]