Qeexid

"(-iyo, m.dh) (kiim.) Beys xoogganoo biyaha ku milma. Ereygani wuxuutilmaamayaa haydarogsaydhada biraha alkali(ururka I) oo keliya, hasayeeshee sida caamkaah waxaa loo isticmaalaa beys kasta oomilma."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga alkaali oo kali ah:
  • Kalkaalisooyinka iyo shaqaalaha kale ee ka shaqeeya adeegyada caafimaadka dareerayaasha jidhka ee dadka buka, waxa lagu tababaraa sidii ay uga taxadiri lahaayeen inay aafadu u soo gudubto.
  • Kalkaaliso caafimaad degmada Søndre Nordstrand ee Oslo Maxaad u maleyneysaa iney muhiim u tahey in haajiriinta cusubi ka ogaadaan caafimaadkooda iyo hey’adaha caafimaadka ee Norwey?