Qeexid
Carruur dugsi ku jirta ooalifka dhigata.
Qeexid Xigta
Ciidamada inta alif sidata.
Carruur dugsi ku jirta ooalifka dhigata.
Ciidamada inta alif sidata.
magac / noun
Dheddig / feminine
urur / collective
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Qof ciidankaqalabka sida ka mid ah oo darajadiisu hal aliftahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xarafka ugu horreeyafarta Carabiga.
Qeexid Xigta: Alifba'.
Qeexid Kale: Astaan alifka ueg oo xoolaha lagu sunto. 4. (alfaan, m.dh) Darajo la siiyo sarkaalxigeenka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: alifba' m.dh Xuruuf af lagu qoro oo ka koobanshaqallo iyo Shibbanayaal; alif. ld alif.
m.l
Qeexid: (-gyo, m.dh) (kiim.) Iskudhisorgaanig ah oo ah alkeyn, alkiin, ama alkayniyo faracooda. Iskudhisyada alifaaligga ahbadidoodu waxay leeyihiin dhis silsiladfuran, hasayeeshe qaarkood, sidasaykalohigseyn iyo sukurows, waxay leeyihiingiraamo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]