Qeexid

(-layaal, m.l/dh) Qof ciidankaqalabka sida ka mid ah oo darajadiisu hal aliftahay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga alifle oo kali ah:
  • Markuu uulada ku jiray wuxuu markiiba noqday inanka fasalka ka masuulka ah, hormoode ama Alifle.
  • Markuu uulada ku jiray wuxuu markiiba noqday inanka fasalka ka masuulka ah, hormoode ama Alifle.