Qeexid

"Xarafka ugu horreeyafarta Carabiga."

Qeexid Kale

Astaan alifka ueg oo xoolaha lagu sunto. 4. (alfaan, m.dh) Darajo la siiyo sarkaalxigeenka.

Qeexid Xigta

Alifba'.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga alif oo kali ah:
  • Maalinkii codka loo qaadi lahaa mustaqbalka Afhayeenka baa Baarlamaanka gudahiisa waxaa ka dilaacay buuq iyo isafgaranwaa, taasoo ku kaliftay Afhayeen Xil.
  • Waxay Hay'addu warbixinteeda ku sheegtaay in xagjirnimda xagga diinta ah ay bilowday in ay dib u soo noqoto, taas oo kaliftay in uu hakad galo hormarkii dumarka ee la gaadhay dhicitaankii Taalibaan ka dib.