Qeexid

(-layaalyo, m.l/dh) (c.nafl.) Kiishyar oo ka samaysan xuub khafiif ah, oo ay kudaboolanyihiin tintaafyo wada shaqaynayaoo ku yaalla dhammaadka faracyarahahunguriga oo neefsashada sambabadu ka dhacdo dushiisa. Sambabku waxa uuleeyahay alfiyoole fara badan. Alfiyoolayaashaku jira sambabka aadanaha waxa bedkiisalagu qiyaasay inuu yahay 100 mm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine