Qeexid

"eeg alif (4)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga alfaan oo kali ah:
  • …………………………………………………………………………………………………………………… Adoo ciillan cid aad u cabato garanwaa Waxaan ahay nin waayeel ah oo afar iyo toddobaatan jir ah, waxaanan maqlay in badan dad leh ‘maxaa ka habaaray ciidamadeena alfaan garbaha lagu qaato?
  • Maxaa yeelay, ciidan aan alfaan ku kala amar qaadanaynin waxa uu soo hooyaa waa jab iyo guul-darro.