Qeexid

"(almo/-nno, m.dh) Xubnaha geedkaqasabka middood."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga alan oo kali ah:
  • Ibarahim waxa uu wadanka ku soo laabtay sannadku markuu ahaa 1975 halkaas oo uu mudo joogay sidii uu filaayeyna ay dhakhso waxba ugu qabsoomi waayeen balanqaadyadii madaxweynahanu ay noqon wayday siduu filaayey.
  • Masalan waxa jirta xikmad tidhaahda “Waxa jiray Jiir ku dhex-noolaa Markab, halkaas oo uu ku dhex-noolaan jiray iyadoo aanay cidina arag, waxaase la ogaaday markii uu Markabku degayey ee ay baddu liqaysay”.