Qeexid

"(-layaal, m.l/dh) Qof dhallinyar,waayo aragnimo lahayn, oo isla weyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga alaale oo kali ah:
  • Xeebaha badda ku xeeran Berbera waxa ka mid ah Batalaale.
  • Waa arrin aan sinnaba loo aqbali karin in walaalihii muslimiinta ahaa ee shalay dhufeyska ku wada jiray maanta dhiiggoodii la isku xalaaleeyo.