Qeexid

"(-hyo, m.dh) Qof baryo badan ooaan xishoon."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga alaah oo kali ah:
  • Wixii warar ah ee kusoo kordha Xiisada ka taagan Degmooyinkaasi dib ayaan idiinkaga soo sheegi doonaa inshaa alaah.
  • Dadkii qodaya qabuuraha Meydadkaa lagu aasey Dadka maanta la aasey ayaa tiradooda gaareysay 10 qof iyadoo mid ay aheyd haweeneey laga soo qaaday agagaarka Isbitaalka Xayaat isla markaana shaqalaaha bisha cas ay GO u sheegeen in lagu magacaabay Malyuun.