Qeexid

"ld alaab."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga alaabo oo kali ah:
  • Bililiqo aan u badnayn sidii hore ayaa ka dhacday Jowhar, waxana dadku ay alaabooyin ka gurteen xarumaha maamulka iyo guryaha ay dagganayeen mas'uuliyiinta gobolkaas, iyagoo alaabta inteeda badanna burburiyay.
  • Na’if waxa uu ugu horayntii uga waramay xidhiidhka qotada dheer ee u dhaxayn jiray labada dal iyo ujeedada socdaalkooda oo uu sheegay inay tahay maalgelin uu ku sameeyo Somaliland oo noqon doonta mid talaabo talaabo u xidhiidhsan.