Qeexid

"Cid ra'yigeeda kuraacid."

Qeexid Xigta

War hore loo sheegay xogtiisasugid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga akid oo kali ah:
  • Hadii aad ka shakido inaad qaaday mid ka mid ah cudurrada galmada lagu kala qaado si dhakhso ah ula tasho dhakhtarka.
  • Waxaa iyaduna ka soo kacday geedkii ay rarada ku samaynayeen gabadh ka mid ah dumarkii oo iyana markaa daniday in degmo aanay weli ku maqnayn didmadii baraarka, balse ka shakiday in degmo ay cid kula kulantay kambalka.