Qeexid

"Nin wax garad ah. ld ikhyaar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga akhyaar oo kali ah:
  • Akhyaartayada indhaha yuubyuuban, waxaan idin hulluuqsiin doonaa warkii dunida, waxaana maanta idinla eegan doona Weriye Mr.
  • Akhyaartayada indhaha yuubyuubanow, waa warkii dunida, waxaana maanta idiin dhuubi doona weriye Mr.