Qeexid

"ld akhriyid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga akhris oo kali ah:
  • Akhristayaashayada na soo eegayow eegadan waxaanu idinka dhergin doonaa wararkii aduunyada oo karkaraya, waxaana maanta u subki doona weriye Mr Xisbi.
  • Siddeed saacadood oo aanan akhriskiisa u xiiqtiran weydiintaasi cabbaarkiiba mar ayey igu soo noqonaysey.