Qeexid

"/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Erayoama weedho qoran daalacasho ama kor ugudhawaaqid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga akhri oo kali ah:
  • Ballankeenu waa wax akhris.
  • In yar ayaa waxna qori kari jirtey waxna akhriyi kari jirtey.