Qeexid

"Wax waqtigiisa dib udhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga akhiri oo kali ah:
  • Aakhiritaanki, fikrigan nadiifka ah waxaa la isaga raacay shirkii di-u-heshiisiineed ee Kenya, 2002-2004, oo beesha caalamka hormuud ka aheyd, ummada Somaliyedna aqoonsatay.
  • Ka dhicitaankii Jaamacadda waxaa loogu beddelay wiilka madaraso u ballan qaadeyso adduunyo iyo aakhirio – Janno.