Qeexid
Ka a.: qof, waxsharaftiisa wax u dhimi karo ka fogaan.
[-ooday, -ootay]
f.mg3Ka a.: qof, waxsharaftiisa wax u dhimi karo ka fogaan.
Fal / verb
m.f.l
Qeexid: eeg ajoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Biyo meel ku raagay oo midabkoodii,dhadhankoodii iyo urtoodii isbeddelay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: La x.: cid arrin kala doodid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Gaajo dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: ld gaajoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]