Qeexid

"Biyo meel ku raagay oo midabkoodii,dhadhankoodii iyo urtoodii isbeddelay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ajo oo kali ah:
  • Ogowna sida aan u tabar xumahay uma rajo xumi.”
  • sano ee dagaallada sokeeye, waxaa dalka ku baahay macaluul iyo gaajo, taasina waxay dhashay nidaam fowdo ah oo ku caanbaxay “ninba xeeladdii ha ku xoogsado”.