Qeexid

"Nin aan u dhalan dalka uu joogo;shisheeye."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ajnebi oo kali ah:
  • Warkan oo uu noo soo tebiyay Weriyahayaga Gobolka Awdal Maxamed Cumar, wuxuu intaa ku daray in falka rasaastu ku soo beegmay wakhti habeenimo ah oo ay Xafiiska ka maqnaayeen shaqaalihii ka hawl-geli jiray oo isugu jiray Ajnebi iyo Soomaali intaba.
  • “Manhajkan waxa sameeyey khabiirto ka socda Wasaaradda Waxbarashada iyo kuwo ajnebi ah oo ka kala socda hay’ad la yidhaahdo Intermedia oo manaahiijta samaysa, waxa maalgeliyey hay’adda SWISS GROUP/Swiss Governement.