Qeexid

"eeg ajee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ajeyn oo kali ah:
  • Si kastab Roobkaan ka bilowday qaar gobolada Waqooyi ka mid ah sida Somaliland oo iyaga laftoodu abaaro hayeen ayaa waxaa la rajeynayaa in sidaas oo kale roobab agu diirsado ay ka curtaan Gobolada Koonfureed ee hada abaaraha iyo biyo laaantu ka jirto.
  • "Qaraxyadii ka dhacay Kampala waxaan ku dhintay 74-qof, waxaana u diranaynaa tacsi eheladooda, sidoo kalena waxaan dhaawacyada jiifa Isbitaalada u rajeynayaa caafimaad degdeg ah" ayuu yiri Museveni oo ka hadlya khasaaraha qaraxyada.