Qeexid

"ld ajir, ajri. Abaalgud Eebbe siiyoqof camal wanaagsan sameeyey."

Qeexid Xigta

ld ajarid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ajar oo kali ah:
  • Aniga waxay ila tahay xagga akhriska kutubta sheekh Albaani inuu kaga dheereeyo ina Taymiya iyo ina Xajarba.
  • • Al-Xaafidul-qasdalaani, shaarixu S/Bukhaari • Imaam Ibnu Xajar Al-Haytami, • Imaamu Ramali, Saaxibu nihaaya, • Imaam Khaddiibu- Sharbini, iyo • Imaamyo kale oo aan halkan lagu soo koobi karin.