Qeexid

"eeg hadaf."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ahdaaf oo kali ah:
  • Sababta labaad waa ahdaafta ururada ee la soo bandhigo iyo ujeedooyinka dhabta ah ee loo aasaaso oo kala duwan, Waayo dadka badidiisu waxay urur u samaystaan inay mashaariic dhawra ku qaataan, inay firqo gaara ku xumeeyaan, inay reer hebel la ficiltamaan.
  • Sidoo kale waxaa haboon in qolyaha saxaafadu ilaaliyaan (ethics) mabaadida, ahdaafta iyo akhlaaqda saxaafada, saxafigu maaha inuu aflagaadeeyo shakhsi, caytamo, been sheego, wax uusan daliil u hayna soo bandhigo.