Qeexid

"Wax xalaad kusugan noqosho. ld ohow."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ahaw oo kali ah:
  • Dalka wuxuu galay marxalad cusub oo jahawareer iyo fowdo ku dhisan, gobollada qaarkoodna waxaa ka bilowday iskudhacyo qabyaaladeed, bililiqo, xaalufin, dhac, kufsi, afduub, xasuuq iyo ku xadgudub baahsan oo loo geystay xuquuqda bani-aadannimada.
  • Waxaan iyana sidoo kale far ku fiiqa ka qadin, sedkoodiina ka helay qoonkii maamulka qallooca iyo jahawareerka geliyay.